HomeWararFatahaad uu sameeyay Webiga oo Go’say Buundo ku taal Shabeellaha Hoose

Fatahaad uu sameeyay Webiga oo Go’say Buundo ku taal Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabeelle ayaa saameeysay tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana waxaa Fatahaada Webiga ku Go’ay wadada dheer ee xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in Biyaha ka dhashay Fatahaada Webiga ay ku Go’day buundada ku taalla deegaanka Warmaxan, waxaana hakad galay isku socodka gaadiidka iyo dadka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fatahaada uu sameeyay Webiga Shabeelle ayaa saameeysay tuulooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana waxaa Fatahaada Webiga ku Go’ay wadada dheer ee xiriirisa Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.

Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in Biyaha ka dhashay Fatahaada Webiga ay ku Go’day buundada ku taalla deegaanka Warmaxan, waxaana hakad galay isku socodka gaadiidka iyo dadka.

- Advertisement -

Sidoo kale Fatahaada ayaa waxaa ka dhashay dhibaatooyin dhinaca nolosha iyo caafimaad daro dadka ku nool deegaanada Shabeellaha Hoose, iyadoo la tilmaamay inay dadka qaarkood wajahayaan Gaajo, macluul iyo Cuduro kala duwan.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ku hadasha Afka dowladda ayaa codsaday in gurmad lala soo gaaro, isla markaana wax laga qeybto dhibaatada ay sababtay Fatahaada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts