HomeWararFaah faahin:-Dad lagu dilay deegaan ka tirsan Gobolka Mudug

Faah faahin:-Dad lagu dilay deegaan ka tirsan Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Rag hubeysan oo la rumeysan yahay inay yihiin Maleeshiyo beeleed aaya xalay saqdii dhexe dad shacab ah ku dilay deegaan ka tirsan Gobolka Mudug, sida ay sheegayaan wararka saakay laga helayo halkaas. Falkaas dilka ayaa dadka deegaanka sheegeen inuu sigaar ah uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Seexob oo ka tirsan Mudug, waxaana halkaas lagu dilay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Rag hubeysan oo la rumeysan yahay inay yihiin Maleeshiyo beeleed aaya xalay saqdii dhexe dad shacab ah ku dilay deegaan ka tirsan Gobolka Mudug, sida ay sheegayaan wararka saakay laga helayo halkaas.

Falkaas dilka ayaa dadka deegaanka sheegeen inuu sigaar ah uga dhacay deegaanka lagu magacaabo Seexob oo ka tirsan Mudug, waxaana halkaas lagu dilay laba qof oo xoolo dhaqato ahaa.

- Advertisement -

Seexo ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka taagnaa xiisad u dhexeeysay dad reer guuraaga ah oo deegaanka wada-dega, waxaana goobta uu falka ka dhacay ka baxsaday ragii maleeshiyaadka ahaa ee geystay falkaas.

Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa ku baxay deegaanka ay xiisada ka taagan tahay ee Seexo, iyagoona doonaya inay kala dhex-galaan dadka guuraaga ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee la helayo ayaa sheegaya in saakay xiisad Colaadeed laga dareemayo deegaanka Seexo oo xalay laba qof oo xoolo dhaqato ah lagu dilay, waxaana dadka deegaanka qaarkood  ay sheegayaan in laga casbi qabo inuu dagaal dhaco.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts