HomeWararCiidamo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada  Gaalkacyo

Ciidamo howlgal qorsheysan ka fuliyay Magaalada  Gaalkacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka amniga ee dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay xaafaddo ka tirsan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xigta Puntland. Ciidamada amniga ayaa howlgalka inta uu socday kusoo saaray miino nooca dhulka lgau aaso ah oo la geliyay dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium ee Magaalada Gaalkacyo. Saraakiisha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka amniga ee dowlad Goboleedka Puntland ee PSF ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay xaafaddo ka tirsan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca xigta Puntland.

Ciidamada amniga ayaa howlgalka inta uu socday kusoo saaray miino nooca dhulka lgau aaso ah oo la geliyay dhismaha Garoonka kubadda Cagta Cawaale Stadium ee Magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaaminayay howlgalka ayaa sheegay miinada lasoo saaray la doonayay in lagu dhibaateyso shacabka Soomaaliyeed, hayeeshee Ciidanka PSF ay soo sareen iyada oo aan qarxin miinada.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka amniga Puntland ayaa shacabka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga Magaalada, si looga hortego falalka amni darro ee xiliyada qaarkood dhaca.

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa dhowr jeer oo horey uga dhacay dilal qorsheysan iyo weeraro, kuwaasi oo inta badan Mas’uuliyadooda ay sheegteen dagaalamayaasha Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts