HomeWararIlaalada Guddoomiyaha Degmada Balcad oo Qarax lagu laayay

Ilaalada Guddoomiyaha Degmada Balcad oo Qarax lagu laayay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wararka aan ka helayno Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in qarax khasaare badan dhaliyay uu ka dhacay degmadaas, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan. Qarax Miino oo lagu bartilmaameedsaday ilaalada Guddoomiyaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu soo warramayaa in uu dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku warramaya in qarax khasaare badan dhaliyay uu ka dhacay degmadaas, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan.

Qarax Miino oo lagu bartilmaameedsaday ilaalada Guddoomiyaha Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa lagu soo warramayaa in uu dhaliyay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana ku dhintay 6 Askari oo oo ka tirsan ilaalada Guddoomiyaha, iyadoo ay ku dhaawacmeen sida wararku sheegayaan 4 Askari.

- Advertisement -

Joob joogayaal ayaa inoo sheegay in ay maqlayeen jugta Qaraxa oo ahaa mid xooggan, kaasi oo laga maqlay degaanada u dhaw halka uu qaraxu ka dhacay, waxaana qaraxu uu si gaar ah uga dhaacy duleedka Bal-cad ee  jidka  gala Basra.

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qaraxaas khasaaraha dhaliyay, waxaana ay sheegeen in ay ku dileen Askar ka tirsan kuwa ilaalada gaarka u ah Guddoomiyaha degmadaasi Balcad.

majiro wax war ah oo aksoo baxay mas’uuliyiinta amniga Gobolka Shabeellaha dhecxe iyo kan maamulka Degmada Balcad oo ay kaga hadlayaan qarax la sheegay in lagu laayay Askar ilaalo u ahaa Guddoomiyaha degmada.

- Advertisement -

Qaraxyada iyo dilalka Qorsheeysan ee Al-shabaab ay ka fuliyaan Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa inta badan waxaa ay ka dhacaan degmooyin iyo degaanno ka tirsan Gobolkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts