HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Puntland oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo tababar u soo xiray Ciidamo Cusub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Maanta oo sabti ah tababar ugu soo xiray Xerada Xorgoble ee Degmada Qardho cutubyo ka tirsan ciidamada Booliiska. Axmed Karaash ayaa sheegay in Tababarka Ciidanka Booliiska ee loo  xiray uu qayb weyn ka qaadanayo sugida Amniga deegaanada Maamuka Puntland iyo la dagaalanka Mukhaadaraadka. “Waxaan kula […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Maanta oo sabti ah tababar ugu soo xiray Xerada Xorgoble ee Degmada Qardho cutubyo ka tirsan ciidamada Booliiska.

Axmed Karaash ayaa sheegay in Tababarka Ciidanka Booliiska ee loo  xiray uu qayb weyn ka qaadanayo sugida Amniga deegaanada Maamuka Puntland iyo la dagaalanka Mukhaadaraadka.

- Advertisement -

“Waxaan kula dardaarmayaa ciidanka tababarku u dhamaaday inay waajibaadkooda u gutaan si hufan oo ay u dhimriyaan shacabka ay u adeegayaan iyaga oo u maraya wadada saxda ah” ayuu yiri Axmed Karaash.

Ugu dambeyn Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay in ka Xukuumad ahaan ay ka go’an tahay qalabaynta, tayeynta iyo tababarka guud ahaan Ciidamada Puntland, isagoona Guul baan u rajayay dhamaan ciidamada qalabka sida.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts