HomeWararGolaha Wakiilada Somaliland oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Axmed Maxamed Nuur

Golaha Wakiilada Somaliland oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Axmed Maxamed Nuur

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Marxuum  Xildhibaan Axmed Maxamed Nuur oo ku geeriyooday dalka Turkiga oo dhawaan xaalada caafimaad loogu qaaday. Qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada Somliland ayaa tacsi loogu diray ehelada, Qaraabada, Xildhibaaanada Golaha Golaha Wakiilada iyo guud ahaan Shacbka Somaliland. “Ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Marxuum  Xildhibaan Axmed Maxamed Nuur oo ku geeriyooday dalka Turkiga oo dhawaan xaalada caafimaad loogu qaaday.

Qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada Somliland ayaa tacsi loogu diray ehelada, Qaraabada, Xildhibaaanada Golaha Golaha Wakiilada iyo guud ahaan Shacbka Somaliland.

- Advertisement -

“Ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Xukuumadda Somaliland  Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, Maamulka iyo Xildhibaanada aqalka wakiiladu waxay dhambaal Tacsi ah u dirayaan, ehelkii, qaraabadii, Shacabka reer Somaliland iyo Golayaasha kala duwan ee qaranka ee uu ka baxay Marxuum  Xildhibaan Axmed Maxamed Nuur oo maanta ku geeriyoodaydalka u turkiga oo xanuun loogu qaaday”. Ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Golaha Wakiilada Somaliland.

Sidoo kale Xildhibanadu waxaa ay tacsi u direen dhammaan Ehelka iyo Qaraabada, Jano Ka Waraabiyo, waxaana Alle uga baryeen in Janatul fardowsana Rabbi ku casuumo “Waxaan Ilaahay uga Baryaynaa Marxuumka Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo, Janatul fardowsana Rabbi ku casuumo, Baarlamaanka, Waxgaradka, Waayeelka, Aqoonyahanka, Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ka Siiyo”.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts