HomeWararXubno Cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirada oo maanta la...

Xubno Cusub oo ka mid noqonaya Golaha wasiirada oo maanta la dhaariyay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta qabsoomay, waxaana kasoo qayb galay wasiirada Maamulkaasi. U jeedka shirka ayaa waxaa uu aha aka hadalka arrimo dhowr ah oo horyaalla golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya. Shirka oo uu kasoo qayb galay Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu dhaariyay xubno cusub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Golaha Wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta qabsoomay, waxaana kasoo qayb galay wasiirada Maamulkaasi.

U jeedka shirka ayaa waxaa uu aha aka hadalka arrimo dhowr ah oo horyaalla golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Shirka oo uu kasoo qayb galay Madaxweyne Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa lagu dhaariyay xubno cusub ooka mid noqonaya Golaha Wasiirada.

Xubnaha cusub ee maanta la dhaariyay ayaa waxaa horay u magacaabay Madaxweynaha maamulkaas, waxaana la dhaariyay wasiirada cusub maanta.

 

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts