HomeWararDagaal ka dhan ah Al-shabaab oo lagu dhawaaqay

Dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo lagu dhawaaqay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa ka dhawaajiyay in uu bilowaday dagaal ka dhan ah AL-shaab oo loga saarayo goobaha   ay kaga suganyihin deegaanada maamulka galmudug. Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaadeen  in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan dagaal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug  ayaa ka dhawaajiyay in uu bilowaday dagaal ka dhan ah AL-shaab oo loga saarayo goobaha   ay kaga suganyihin deegaanada maamulka galmudug.

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaadeen  in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan dagaal ka dhan ah Al-Shabaab .

- Advertisement -

Maamulka Galmudug,waxa ay xuseen in howlgalka lagu saarayo dagaalamayaasha  Al-shabaab ay iska kaashan donaan ciidamada dowlada iyo beesha caalamka,iyagoo dhinaca kale kula dardaarmay dadka Gobolkaasi in ay gacan ka geystaan la dagaalanka Al-shabaab.

Hadaladaan ka soo yeeray Madaxda Galmudug ayay imaanaya  xili ay booqdeen deegaanka Shabeeloow oo ay ku  dagaalameen  dad shacab ah iyo  Al-shabaab

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts