HomeWararDagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wararka aan ka helayno  degaanka Garasle ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in uu ka socdo dagaal u dhexeeya beelo walaalo ah oo halkaas dega. Degaanka oo dhaca xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya aya lagu warramayaa in uu ka socdo dagaal gaystay  khaasre dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana laso sheegayaa in uu saaka uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka helayno  degaanka Garasle ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in uu ka socdo dagaal u dhexeeya beelo walaalo ah oo halkaas dega.

Degaanka oo dhaca xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya aya lagu warramayaa in uu ka socdo dagaal gaystay  khaasre dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana laso sheegayaa in uu saaka uu billawday dagaalku walina uu socdo.

- Advertisement -

Sida la sheegay dagaalka ayaa ka dhashay muran la xariiro Barkado dhawaan degaanka laga qoday, kuwaas oo loogu tala galay in si nabad ah ay beelaha dagaalamaya ay cabbaan, balse waxaa la sheegay in ay ku heshiin waayeen.

Dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedka ayaa waxaa la gaarsiiyay Isbitaalada magaalooyinka Guriceel iyo Balanballe oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts