HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Bari

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn uu ka fuliyay Gobolka Bari

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn dhinaca Cirka oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Bari. Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta diyaaradeed ay ka fuliyeen deegaanka Timirshe oo hoostega Degmada Isku shuban ee Gobolka, isla markaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn dhinaca Cirka oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen deegaan ka tirsan Gobolka Bari.

Qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta diyaaradeed ay ka fuliyeen deegaanka Timirshe oo hoostega Degmada Isku shuban ee Gobolka, isla markaana lala eegtay xubno ka tirsan Ururka Daacish.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka AFRICOM  ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta lagu dilay 7 xubnood oo ka tirsan Daacishta Soomaaliya, isla markaana ku sugnaa deegaanka Timirshe ee Gobolka Bari.

Taliska Ciidanka Mareykanka ee Qaaradda Afrika  ayaa intaas sii raaciyay in howlgalka duqeynta ahaa dadka shacabka ahaa ee goobta ka Agdhawaa uusan kasoo gaarin Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dhinaca kale Ciidanka Puntland ayaa sheegay in duqeynta kadib ay weerar ku qaadeen fariisimo Daacish ay ku lahaayeen deegaanka Timirshe, isla markaana dagaalkaas uu ka dhashay Khasaaro kala duwan.

- Advertisement -

Ciidamada PSF oo qoraal soo saaray ayaa waxaa ay ku sheegeen in dagaalkaas ay ku dileen 20 ka tirsan dagaalamayaasha Daacish, isla markaana dadka halkaas ku dhintay ay ku jireen Saraakiil Soomaali ah iyo Ajaanib ah, waa sida hadalka loo dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts