HomeWararUganda oo shaacisay inay Diyaarado Dagaal u soo direyso Somalia

Uganda oo shaacisay inay Diyaarado Dagaal u soo direyso Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarado nooca dagaalka ay usoo diri doonaan gudaha dalka Soomaaliya, sida uu sheegay Afhayeenka Ciidanka Uganda. Waxaa uu sheegay Afhayeen Richard Karemire in diyaarada ay Soomaali u soo diri doonaan ay yihiin kuwa qumaatiga u kaca ee Helikoptarada, si ay taageero uga geystaan howlgalka Ciidanka Midowga Afrika ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Uganda ayaa shaaca ka qaaday inay diyaarado nooca dagaalka ay usoo diri doonaan gudaha dalka Soomaaliya, sida uu sheegay Afhayeenka Ciidanka Uganda.

Waxaa uu sheegay Afhayeen Richard Karemire in diyaarada ay Soomaali u soo diri doonaan ay yihiin kuwa qumaatiga u kaca ee Helikoptarada, si ay taageero uga geystaan howlgalka Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.

- Advertisement -

Sidoo kale Afhayeenka Ciidnka Uganda ayaa waxaa uu tilmaamay in qorshaha diyaaradaha lagu soo dirayo uu yahay mid lagu doonayo inay ka qeyb qaatan xiliyada ay Ciidanka AMISOM ay fulinayaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Isaga oo sii hadlaayay Afhayeen Richard Karemire ayaa waxaa xusay in Dowladda Uganda ay xiriir wanaagsan la leedahay dowladda Soomaaliya, hayeeshee ma uusan xusin Tirada Diyaaradahaasi iyo xilliga la soo diri doono.

Si kastaba Dowladda Uganda ayaa waxaa gudaha Soomaaliya ka jooga 6,000 oo Askari, iyadoona markii ugu horreeysay muddo 8 sano kadibna  ay sheegtay inay diyaarado Helikoper ah u soo diri doonaan Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts