HomeWararDowladda oo Amar dul-dhigtay Shirkadaha ka shaqeeya xoolaha Udxiyada

Dowladda oo Amar dul-dhigtay Shirkadaha ka shaqeeya xoolaha Udxiyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirkadaha ka shaqeeya udxiyada ku amartay inay wasaaradda kala shaqeeyaan hubinta xoolaha la gowracayo si loo marsiiyo shareecada islaamka iyo in sida ugu haboon ee goobaha looga baanyahay la gaarsiiyo. Sidoo kale waxa ay bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday maadaama sanadkaan aan la aadeynin xajka sababo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shirkadaha ka shaqeeya udxiyada ku amartay inay wasaaradda kala shaqeeyaan hubinta xoolaha la gowracayo si loo marsiiyo shareecada islaamka iyo in sida ugu haboon ee goobaha looga baanyahay la gaarsiiyo.

Sidoo kale waxa ay bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday maadaama sanadkaan aan la aadeynin xajka sababo la xiriira cudurka safmarka ee Karoona looga baahanyahay inay garab istaagan dadka danyarta ee uu baahan caawinaad.

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan Dhuuboow oo qaar ka mid ah culimadda Soomaaliyeed kulan la qaatay ayaa sheegay in Wasaaraddu ay diyaarsiyay nidaam lagu hagayo gaabaha la gaarsiinayo iyadoo la farayo dhammaan hay’addaha ka shaqeeya inay soo maraaan.

Maanta ayay tahay maalinta Koowaad ee Bisha Carafe waana bil qeyr-badan oo islaamka muhiimad gaar ah uleh hase ahaatee sanadkaan lama aadayo xajka maadaama dalka sacuudiga uu sababa la xariira xakameynta caabuqa Karoona loo hakiyay balse ay xajindoonaan tira dadka ku nool gudaha dalkaasi sacuudiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts