HomeWararAkhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Federaalka ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka maanta ee Golaha shacabka ayaa waxaa uu yahay dhamaystirka iyo u codeynta wax Ka badalka Sharciga xisbiyadda siyaasadda, iyadoo horey Sharcigaas loo marsiiyay akhrinta koowaad iyo labaad. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo Arbaco ah ayaa waxaa la filayaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Federaalka ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajandaha kulanka maanta ee Golaha shacabka ayaa waxaa uu yahay dhamaystirka iyo u codeynta wax Ka badalka Sharciga xisbiyadda siyaasadda, iyadoo horey Sharcigaas loo marsiiyay akhrinta koowaad iyo labaad.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa xalay waxaa loo diray fariimo ku aadan in uu jiro kulan, isla markaana Munadayaasha laga doonayo inay kasoo qeyb galaan kulankaas, si loo dardar-gerliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka horyaalla.

Golaha shacabka ayaa waxaa horyaalla hindise sharciyeedyo hortebin u leh dalka,waxaana la filayaa in ay meel mariyaan muddada u harsan baarlamaanka 10-aad oo waqtigiisu gabaabsi yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts