HomeWararCiidanka Dowladda oo fuliyay Howlgal miinooyin lagu soo saaray 

Ciidanka Dowladda oo fuliyay Howlgal miinooyin lagu soo saaray 

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal Miino baaris ah ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada ayaa howlgalka ka fuliyay deegaano kala duwan, iyagoona sigaar ah ah Miinooyin dhowr ah uga soo saaray inta u dhexeeeysa deegaanka Jalaane iyo Bufow Bacaad oo marar kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgal Miino baaris ah ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidamada ayaa howlgalka ka fuliyay deegaano kala duwan, iyagoona sigaar ah ah Miinooyin dhowr ah uga soo saaray inta u dhexeeeysa deegaanka Jalaane iyo Bufow Bacaad oo marar kala duwan oo horey looga soo saaray qaraxyo miino ah.

- Advertisement -

Saraakiisha hogaamineysay howlgalkaas ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegeen in miinooyinkaas ay dhulka ku aaseen xubno ka tirsan Al-shabaab si dadka loogu dhibaateeyo.

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa uu yahay Gobol inta badan gaadiidka Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM lagula eegto qaraxyo miinooyin ah, waxaana xusid mudan in Ciidanka dowladda ay xiliyada qaarkood halkaas ka sameeyaan howlgalo miino baaris ah..

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts