HomeWararMaxaa looga hadlaya kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Maxaa looga hadlaya kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti waxaa la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ee ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay ka doodista ku noqoshada Miisaaniyadda dowladda Federaaka ee sanadkaan 2020 oo ay soo ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda. Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa xalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti waxaa la filayaa in kulankoodii caadiga ahaa ee ku yeeshaan Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay ka doodista ku noqoshada Miisaaniyadda dowladda Federaaka ee sanadkaan 2020 oo ay soo ansixiyeen Golaha Wasiirada Xukuumadda.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa xalay waxaa lagu wargeliyay in uu jiro kulan, isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb kulanka, si loo dardargeliyo howlaha shaqo ee Baarlamaanka horyaalla.

Xildhibaanada ayaa maalmihii lasoo dhaafay yeelanayay kulamo is-daba joog ah oo ay ku ansixiyeen sharciyo dhowr ah oo uu kamid yahay Metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare looga siiyay 13-xubnood.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts