HomeWararDEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jugta Qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegayo inuu ka dhacay agagaarka Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho. Wararka qaar ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxaas uu ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, waxaana uu ka dhacay xarunta Laanta ilaalada Canshuuraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jugta Qarax xoogan ayaa Goordhow laga maqlay inta badan Degmooyinka Gobolka Banaadir, kaasi oo la sheegayo inuu ka dhacay agagaarka Dekadda weyn ee Magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ee la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxaas uu ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, waxaana uu ka dhacay xarunta Laanta ilaalada Canshuuraha oo ku taalla gudaha Dekadda Muqdisho.

- Advertisement -

Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga arkayay qiiq iyo uuro cirka isku  shareertay, waxaana intaas kadib la maqlay rasaas badan oo ay fureen Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya.

Ilaa iyo hada lama Oga Khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxaasi.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts