HomeWararTaiwan oo wakiil cusub u magacawday Somaliland

Taiwan oo wakiil cusub u magacawday Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maamulka Taiwan ayaa u magacowday Lou Chen-hwa oo ahaa wakiilkeedii u qaabilsanaa dalka Sacuudiga in uu noqdo wakiilka Safiirka Taiwan ee Somaliland. Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan ayaa u xaqiijiyey magacaabista CNA kadib markii warbaahinta maxalliga ahi ay soo weriyeen in laanta fulinta Yuan ay u magacowday Lou, mid ka mid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maamulka Taiwan ayaa u magacowday Lou Chen-hwa oo ahaa wakiilkeedii u qaabilsanaa dalka Sacuudiga in uu noqdo wakiilka Safiirka Taiwan ee Somaliland.

Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Taiwan ayaa u xaqiijiyey magacaabista CNA kadib markii warbaahinta maxalliga ahi ay soo weriyeen in laanta fulinta Yuan ay u magacowday Lou, mid ka mid ah afarta dibloomaasiyiin reer Taiwan ah oo ku sugnaa Somaliland ilaa bishii Febraayo iyaga oo isu diyaarinaya in ay xafiiska dhisaan, iyada oo ah wakiilka Taiwan ee Somaliland.

- Advertisement -

Taiwan ayaa ka go’day dalweynaha Shiinaha iyada oo todobaadkaan gudihiisa safiirka Shinaha u qaabilsan Soomaaliya uu sheegay in aysan safiir usoo magacaabi karin dal kale isla markaana Taiwan ay qeyb ka tahay dalweynaha Shiinaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts