HomeWararGanacsiga Soomaalida Kenya oo hoos u dhacay

Ganacsiga Soomaalida Kenya oo hoos u dhacay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ganacsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa rajo wanaagsan ka qaba in dib loo furo dhaq dhaqaaqyadii ganacsiga, goobaha cibaadada iyo isku socodka magaalada Nairobi iyo gobbolada kale ee dalka Kenya. Ganacsiga Soomaalida ee Kenya ayaa markii hore ku tiirsanaa macaamiishooda oo ka kala imaan jiray gobollada kala duwan ee Kenya iyo sidoo kale wadamada dariska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa rajo wanaagsan ka qaba in dib loo furo dhaq dhaqaaqyadii ganacsiga, goobaha cibaadada iyo isku socodka magaalada Nairobi iyo gobbolada kale ee dalka Kenya.

Ganacsiga Soomaalida ee Kenya ayaa markii hore ku tiirsanaa macaamiishooda oo ka kala imaan jiray gobollada kala duwan ee Kenya iyo sidoo kale wadamada dariska balse markii ay Dowladda Kenya ku dhawaaqday go’aan lagu joojiyay dhaq dhaqaaqa dadka waxaa hoos u dhac xooggan uu ku yimid ganacsiga Soomaalida ee Kenya gaar ahaana caasimada.

- Advertisement -

Arrintan ayaana imaanaysa xilli lixda bisha lagu wado in Madaxweyne Uhuru uu dib u eegis uu ku sameeyo xayiraadii waddanka saarnayd.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts