HomeWararWasaaradda Waxbarashada Galmudug oo agab waxbarasho ku wareejisay Iskuulo ku yaalla gobolka...

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo agab waxbarasho ku wareejisay Iskuulo ku yaalla gobolka Mudug

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay qalab waxbarasho geysay deegaanka Toore oo Ka tirsan Degmada Hobyo ka dib markii halkaasi laga hirgaliyay  dugsi waxbarasho oo ay ka faa’ideysan karaan caruur badan, Hanad Cabdi Cali oo ka mid ah masuuliyiintii ka Socday Wasaarada Waxbarshada Galmudug ,ayaa dugsigaasi aarsiiyay Manhajikii wax lagu bari lahaa ubadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Wasaaradda Waxbarashada Galmdug ayaa markii ugu horeysay qalab waxbarasho geysay deegaanka Toore oo Ka tirsan Degmada Hobyo ka dib markii halkaasi laga hirgaliyay  dugsi waxbarasho oo ay ka faa’ideysan karaan caruur badan,

Hanad Cabdi Cali oo ka mid ah masuuliyiintii ka Socday Wasaarada Waxbarshada Galmudug ,ayaa dugsigaasi aarsiiyay Manhajikii wax lagu bari lahaa ubadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan halkaasi ,wuxuuuba xusay in Wasaaraddu Xoogga saari doonto sidii waxbarashada loo gaarsiin lahaa Deegaanadada Galmudg si ay uga faa’iideeystaan kumanaan Caruur Soomaaliyeed  oo aan helin Waxbarsho.

- Advertisement -

Hirgalinta dugsiga Hoose Dhaxe oo qeyb ka ah qorshaha dardargelinta Waxbarida ubadka Soomaaliyeed ee ku nool halkaasi Waxaa ka mahadceliyay Gudoomiyaha Deegaanka Toore Maxamed Cali,isagoo Ka waramay ahmiyadda dugsigaasi u  leeyahay Bulshada Deegaanka Toore

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts