HomeWararItoobiya oo xirtay telefishin ay ku eedeysay kicin dadweyne

Itoobiya oo xirtay telefishin ay ku eedeysay kicin dadweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mas’uuliyiinta Itoobiya ayaa albaabada isugu dhuftay xafiiska ugu weyn ee warbaahinta Oromo Media Networka ku leeedahay dalkaas, dowladda waxay ku eedeysay telefishinkan in uu abuurayay kicin dadweyne iyo mid diimeedba. Halka dowladda ay baareyso labo telefishin oo kale oo laga la yiraahdo Asrat iyo Dimtsi Weyane. Teleefishinka Oromia Media Networka wuxuu la hadlaa Oromada, telefishinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mas’uuliyiinta Itoobiya ayaa albaabada isugu dhuftay xafiiska ugu weyn ee warbaahinta Oromo Media Networka ku leeedahay dalkaas, dowladda waxay ku eedeysay telefishinkan in uu abuurayay kicin dadweyne iyo mid diimeedba.

Halka dowladda ay baareyso labo telefishin oo kale oo laga la yiraahdo Asrat iyo Dimtsi Weyane.

- Advertisement -

Teleefishinka Oromia Media Networka wuxuu la hadlaa Oromada, telefishinka Asrat wuxuu la hadlaa dadka Amxaarada ah halka Dimtsi Weyane uu barnaamijyadiisu ku baahiyo luqadda Tigreega.

Tallaabadan ayaa imaaneysa xilli Itoobiya ay ka dhaceen dibadbaxyo rabshado dhaliyay kaddib dilkii fanaankii caanka ahaa Hachalu Hundessa.

Ugu yaraan 80 qof ayaa ku dhimatay qalalaasaha ka dhashay dilka Hachalu.

- Advertisement -

Weli Itoobiya waxaa ka taagan xiisad, waxaana weli xiran Internetka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts