HomeWararXildhibaan Mustaf Dhuxulow “Shaki iigama jiro in la helay Metalaadda G/Banaadir...

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow “Shaki iigama jiro in la helay Metalaadda G/Banaadir Maqaamkana la heli doono”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow waxa uu ka mid ahaa mudanayaashii golaha shacabka ee aadka ugu ololaynayay sidii dadka dega gobolka Banaadir ay u heli lahaayeen Metalaad siyaasadeed isaga oo faahfaahin ka bixiyay dhibaatadii loosoo maray. Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayay munaasabad lagu maamuusayay xildhibaanadii ka shaqeyay metalaadda gobolka Banaadir aya dhankiisa mahadcelin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow waxa uu ka mid ahaa mudanayaashii golaha shacabka ee aadka ugu ololaynayay sidii dadka dega gobolka Banaadir ay u heli lahaayeen Metalaad siyaasadeed isaga oo faahfaahin ka bixiyay dhibaatadii loosoo maray.

Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo ka hadlayay munaasabad lagu maamuusayay xildhibaanadii ka shaqeyay metalaadda gobolka Banaadir aya dhankiisa mahadcelin u diray cid kasta oo kala shaqeysay arrintaan.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu sheegay in uu u mahadcelinayo guddoomiyaha golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo si geesinima leh uga shaqeyay sida uu hadalka u dhigay.

Geba gebadii ayuu tilmaamay in isaga shaki uusan uga jirin in gobolka Banaadir uu helay metalaad siyaasadeed oo u qalanka isadaas oo kalana Muqdisho ay heli doonto maqaamkeeda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts