HomeWararWararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Itoobiya

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Itoobiya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xaaladda magaaladda Addis Ababa ayaa maanta degan, waxaana haatan dib u furmay xarumaha ganacsiga, xaaladda si caadi ayay dib ugu soo laabatay kaddib markii ay halkaas ka dhaceen dibadbaxyo rabshada wata kaas oo ka dhashay dilkii dhawaan dalkaas loogu geystay Hachalu Hundessa oo ahaa fanaan caan ah. Waxaana waddooyinka la geeyay ciidammada amniga, dhanka kale, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaaladda magaaladda Addis Ababa ayaa maanta degan, waxaana haatan dib u furmay xarumaha ganacsiga, xaaladda si caadi ayay dib ugu soo laabatay kaddib markii ay halkaas ka dhaceen dibadbaxyo rabshada wata kaas oo ka dhashay dilkii dhawaan dalkaas loogu geystay Hachalu Hundessa oo ahaa fanaan caan ah.

Waxaana waddooyinka la geeyay ciidammada amniga, dhanka kale, booliska waxay sheegeen in magaalada Dhirdhaba ay ku xireen in ka badan 270 qof oo lala xiriirinayo rabshadihii dhawaan ka dhacay dalkaas.

- Advertisement -

Duqa magaalada Addis Ababa ayaa ka codsaday shacabka in dib ay ugu laabtaan shaqadooda.

Mas’uuliyiinta waxay albaabada isugu dhufteen xafiisyada saddex telefishin oo la sheegay inay xiriir la leeyihiin kooxo lagu eedeeyay in dadka ay kicinayeen.

Ugu yaraan 81 qof ayaa ku dhintay qalalaasihii ka dhashay dilkii Hachalu Hundessa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts