HomeWararXukuumadda Somalia oo ka hadashay qabashada todobaadka xoriyadda

Xukuumadda Somalia oo ka hadashay qabashada todobaadka xoriyadda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa maanta shir jaraa’id oo uu kaga hadlaayey  diyaargarowgii loo soo galay xuska  todobaadka xoriyadda Soomaaliya ku qabtay xarunta Wasaaadda ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka,oo ka hadlaayey diyaargarowga xusaska todobaadka xoriyadda, waxa uu caddeeyey in dabbaaldegyada sanadkaan ay yihiin kuwo loogu talagalay in dadka Soomaaliyeed lagu tuso waxqabadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye  ayaa maanta shir jaraa’id oo uu kaga hadlaayey  diyaargarowgii loo soo galay xuska  todobaadka xoriyadda Soomaaliya ku qabtay xarunta Wasaaadda ee Magaalada Muqdisho.

Wasiirka,oo ka hadlaayey diyaargarowga xusaska todobaadka xoriyadda, waxa uu caddeeyey in dabbaaldegyada sanadkaan ay yihiin kuwo loogu talagalay in dadka Soomaaliyeed lagu tuso waxqabadka dowladda ee sanadihii tagay iyo furitaanka mashruucyo dib u dhis ah oo laga hirgaliyay gudaha dalka.

- Advertisement -

Wasiir Maareeye, waxa uu qiray in sanadkaan uu yahaysanadkii soo kabashada dalka iyo dadka,sidaa daraadeedna lagu guuleystay horumarinta adeegyada bulshada,soo celinta amniga,helitaanka dugsiyo waxbarasho oo lacag la’an ah,soo celinta awooddii dhinaca arimaha dibadda iyo kuwo kale.

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye,waxa uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed in si farxad leh ay uga qeybqaataan xuska munaasabadaha maalmaha xoriyadda,isagoo sidoo kale Madaxda Dowlad Goboleedyadana ku dhiirigaliyay in la weyneeyo xusaska todobaadka  xoriyadda.

Ugu dambeyntii Wasiirku,waxa uu hambalyo ku aadan xuska munaasabadaha maalmaha xoriyadda aawadeed,u diray guud ahaan Umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts