HomeWararMadaxweyne Qoor qoor oo guddoomiyay kulankii golaha wasiirada Galmudug

Madaxweyne Qoor qoor oo guddoomiyay kulankii golaha wasiirada Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor  ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey kullanka golaha wasiirada dowlada gobaleedka Galmudug oo ka dhacay magaalada Cadaado. Kulanka ayaa intii uu socday waxaa warbixino looga dhegeystay wasiirada kala ah Kulankaan ayaa warbxin looga dhageystay wasaaradaha kala ah,Amniga Gudaha. Arrimaha Gudaha iyo Dowlaha Hoose,Dekadaha iyo Kaluumeysiga iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor  ayaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey kullanka golaha wasiirada dowlada gobaleedka Galmudug oo ka dhacay magaalada Cadaado.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa warbixino looga dhegeystay wasiirada kala ah
Kulankaan ayaa warbxin looga dhageystay wasaaradaha kala ah,Amniga Gudaha.
Arrimaha Gudaha iyo Dowlaha Hoose,Dekadaha iyo Kaluumeysiga iyo Boostada iyo Isgaarsiinta.

- Advertisement -

Inta badan golaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa goobjoog ahaa kulanka maanta ka dhacay magaalada Cadaado iyada oo wasiirada warbixinada laga dhageystay ay sheegeen in meel wanaagsan ay wax u marayaan gaar ahaana wasiirada amniga iyo arrimaha gudaha oo tilmaamay in ay shaqooyin adag qabteen.

Kulanka maanta golaha Wasiirada maamulka Galmudug ay ku yeesheen magaada Cadaado ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee ay ku yeeshaan halkaas tan iyo markii madaxweynaha loo doortay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor woor.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts