HomeWararMadaxweynaha Puntland oo goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo iyo soo dhaweyn loo sameeyay

Madaxweynaha Puntland oo goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo iyo soo dhaweyn loo sameeyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa goor dhow ka dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo ay kusoo Dhaweeyeen Wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland, maamulka Gobolka Mudug ee Puntland kan degmada, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo Puntland. Madaxweyne Deni ayaa safarkiisu ku qotomaa la kulanka Madaxweyne Galmudug Axmed Cabdi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid C/laahi Deni ayaa goor dhow ka dagay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo ay kusoo Dhaweeyeen Wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland, maamulka Gobolka Mudug ee Puntland kan degmada, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa safarkiisu ku qotomaa la kulanka Madaxweyne Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo lagu inuu saacadaha soo socda soo gaaro magaalada Gaalkacyo iyada oo kulan xasaasi ah uu dhex mari doono labada masuul.

- Advertisement -

Madaxweynayaasha maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa ka wada hadli doona arrimo badan oo quseeya Darisnimada, Maamulada ka wada shaqeynta Amniga iyo La dagaalanka Argagaxisada iyo Arrimo kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts