HomeWararMaamul Cusub oo loo Magacaabay deegaanka Jaziira (Wareegto)

Maamul Cusub oo loo Magacaabay deegaanka Jaziira (Wareegto)

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa Maamul Cusub u Magacaabay deegaanka Jaziira ee hoostaga Degmada Afgooye ee Gobolkaas. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Najax ayaa waxaa Guddoomiyaha deegaanka Jaziira loogu magacaabay inuu noqdo Cismaan Maxamed Nuur, halka Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda laga dhigay Xuseen Jilacoow Maxamuud. Sidoo kale Guddoomiye Najax ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa Maamul Cusub u Magacaabay deegaanka Jaziira ee hoostaga Degmada Afgooye ee Gobolkaas.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Najax ayaa waxaa Guddoomiyaha deegaanka Jaziira loogu magacaabay inuu noqdo Cismaan Maxamed Nuur, halka Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda laga dhigay Xuseen Jilacoow Maxamuud.

- Advertisement -

Sidoo kale Guddoomiye Najax ayaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo Siyaasadda ee deegaanka Jaziira u magacaabay Maxamed Shugaale Maxamed.

Sababta keentay in Maamu Cusub loo magacaabo deeegaanka Jaziira ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii markii la arkay baahiddaha loo qabo maamulka  Cusub.

 

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts