HomeWararLiiska Guddiyada Farsamo ee DFS iyo Somaliland oo la shaaciyay

Liiska Guddiyada Farsamo ee DFS iyo Somaliland oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas ayaa Maanta waxaa ka furmay Shir u dhexeeyay Guddiyada farsamada ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee labada dhinac matalaya wadahadallada. Furitaanka shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyagoo halkaas Maanta Khudbado ka jeediyay. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalkaas ayaa Maanta waxaa ka furmay Shir u dhexeeyay Guddiyada farsamada ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ee labada dhinac matalaya wadahadallada.

Furitaanka shirka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyagoo halkaas Maanta Khudbado ka jeediyay.

- Advertisement -

Wadahadalladii shalay ka furmay qasriga Madaxtooyada Jabuuti ayaa waxaa labada dhinac ay ku heshiiyen inaan la siyaasadayn deeqaha horumarinta iyo maalgashiga caalamiga ah.

DFS iyo Somaliland ayaa shaaciyay Magacyada xubnaha Guddiyada farsamada ee labada dhinac ku mataleysa wadahadallada, waxaana Guddigaas Dowladda ugu jiro  Wassiiro ka tirsan iyo xubno kale, waxaana kamid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye.

Dhinaca kale Somaliland ayaa waxaa Guddiga ku matalaya Wasiirka Arrimaha Dibadda Yaasiin Maxamuud Faratoon iyo xubno kale.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Liiska guddiga Farsamo Soomaaliya ee Shirka Jabuuti.

Liiska guddida Farsamo Somaliland ee shirka Jabuuti.

1 wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon.

2 Wasiirka Ganacsiga Maxamuud xasan Saajin.

3 Adna Aadan Ismaaciil, Ergayga Wadahadalada Soomaaliya iyo Somaliland.

4 wasiirka Xannaanada Xoolaha Siciid Sulub.

5 wasiirka Maaliyadda Somaliland

6 Wakiilka Somaliland ee Jabuuti Cabdifataax Siciid Axmed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts