HomeWararSawirro:-Ganacsato Soomaali ah oo boob loo geystay iyo Banaanbax socda

Sawirro:-Ganacsato Soomaali ah oo boob loo geystay iyo Banaanbax socda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ganacsato Soomaaliyed ayaa waxaa duhurnimadii Maanta boob loogu geestay deegaanka Bophelong ee ku yaalla duleedka Magaalada Johansbrug ee dalka Koonfur Afrika. Warar aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in boobka loo geystay goobaha ay leeyihiin Ganacsatada Soomaaliyeed uu yimid, kadib markii dadka deegaanka Bophelong ay sameeyeen Banaanbax ay kaga soo horjeedaan koronto la’aanta ka jirta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsato Soomaaliyed ayaa waxaa duhurnimadii Maanta boob loogu geestay deegaanka Bophelong ee ku yaalla duleedka Magaalada Johansbrug ee dalka Koonfur Afrika.

Warar aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in boobka loo geystay goobaha ay leeyihiin Ganacsatada Soomaaliyeed uu yimid, kadib markii dadka deegaanka Bophelong ay sameeyeen Banaanbax ay kaga soo horjeedaan koronto la’aanta ka jirta halkaas.

- Advertisement -

Qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee boobka loo geystay oo la hadlay warbaahinta dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegeen in Maanta dad careysan ay dhaceen dukaaman ay lahaayeen oo ay yaaleen waxyaabo kala duwan.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in weli uu socdo Banaanbax xoogan oo rabshado wata ayna dhigayaan dadka deegaanka Bophelong iyo Ganacsato heysta dhalashooyin kale, kuwaasi oo tilmaamay inay kasoo horjeedan koronto la’aanta.

Sawirro laga soo qaaday halka uu  ka socdo Banaanbaxa ayaa lagu arkayay dadweyne farabadan oo Koonfur Afrikaan, iyagoo xiray waddooyinka waaweyn ee ku yaalla halkaas, waxaana sidoo kale goobta ku sugan Ciidamo ka tirsan Booliska dalkaas.

- Advertisement -

Si kastaba dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa dhowr jeer dilal loogu geystay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo halkaas ku lahaa goobo Ganacsi, waxaana labadii todobaad ee lasoo dhaafay lagu dilay Koonfur Afrika 6 Muwaadin oo Soomaali ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts