HomeWararJubbaland oo markale si adeg uga Jawaabtay Go’aankii Madaxtooyada

Jubbaland oo markale si adeg uga Jawaabtay Go’aankii Madaxtooyada

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa si adag uga hadlay, isla markaana jawaab ka bixiyey Go’aankii shalay kasoo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ay dowladda Federaalka Axmed Madoobe ugu aqoonsatay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland. War-saxafaaded kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa lagu sheegay in warqaddii kasoo baxday Dowladda Federaalka ay gebi ahaanba baalmarsan tahay Dustuurka dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland ayaa si adag uga hadlay, isla markaana jawaab ka bixiyey Go’aankii shalay kasoo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ay dowladda Federaalka Axmed Madoobe ugu aqoonsatay Madaxweynaha KMG ah ee Jubbaland.

War-saxafaaded kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa lagu sheegay in warqaddii kasoo baxday Dowladda Federaalka ay gebi ahaanba baalmarsan tahay Dustuurka dalka iyo kan dowlad Goboleedka Jubbaland.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Jubbaland ayaa Beesha Caalamka iyo dowladaha daneeya Arrimaha Soomaaliya loogu wargeliyay in Go’aankii Axmed Madoobe loogu aqoonsaday Madaxweye KMG ah uu yahay in mid baalmarsan shuruucda dalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddoomiye Cabdi Maxamed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts