HomeWararQarax Khasaaro u geystay Caruur oo ka dhacay Guri ku yaalla Muqdisho

Qarax Khasaaro u geystay Caruur oo ka dhacay Guri ku yaalla Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax Khasaaro geystay oo gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Guri ku yaalla degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir. Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay waxyaabaha qarxa, kadib markii Caruur yar yar ay kasha nooca loo adeegsado mooyaha ku garaaceen. Cabdullaahi Macalim Aadan Maxamuud oo Sagaal sano jir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay qarax Khasaaro geystay oo gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Guri ku yaalla degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Qaraxaas ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay waxyaabaha qarxa, kadib markii Caruur yar yar ay kasha nooca loo adeegsado mooyaha ku garaaceen.

- Advertisement -

Cabdullaahi Macalim Aadan Maxamuud oo Sagaal sano jir ah ayaa la rumeysan yahay in agabka Qaraxa uu ka soo helay meel aan sidaas uga fogeyn Xaafadda Raadeerka ee degmada Dayniile uuna kasha ku garaacay.

Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay Cabdullaahi Macalin oo sagaal jir ahaa, isla markaana waxaa ku dhaawacmay laba gadhood oo la dhalatay laguna magacaabo Iqra iyo Xafsa halka Gabar kale oo lagu magacaabo Caaisha oo ay ilma Habreed yihiin ay la dhaawacantay.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Caruurta qaraxaas Khasaaraha uu kasoo gaaray uu dhalay Macalin dugsi Qur’aan oo lagu magacaabo Aadan Maxamuud, kaasi oo dugsigiisa oo ku yaallo degmada Deyniile.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts