HomeWararWakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia iyo Taliye Fahad Yaasiin oo kulan yeeshay

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia iyo Taliye Fahad Yaasiin oo kulan yeeshay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Warar kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Taliyaha hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ay kulan ku yeesheen Xarunta Xalane. Kulanka u dhexeeyay Ambassador James Swan iyo Taliye Fahad Yaasiin ayaa la sheegay in looga hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan Doorashooyinka la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Wakiilka gaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Taliyaha hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ay kulan ku yeesheen Xarunta Xalane.

Kulanka u dhexeeyay Ambassador James Swan iyo Taliye Fahad Yaasiin ayaa la sheegay in looga hadlay arrimo kala duwan oo ku aadan Doorashooyinka la filayo inay ka dhacaan dhamaadka sanadkaan 2020/2021.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in James Swan iyo Taliyaha hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay ka wada hadleen arrimo ku aadan Amniga dalka.

Waa kulanki u horeeyay noociisa oo Wakiil Diblomaasi ka tirsan Qaramada Modoobey la yeesho Taliye Sirdoon, kalana hadlo arrimo siyaasadeed, inkastoo aan war rasmi ah laga helin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts