HomeWararMareykanka oo War kasoo saaray Baaqii Aqalka Sare

Mareykanka oo War kasoo saaray Baaqii Aqalka Sare

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay Baaqii Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee dalka ee ahaa in dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada isugu yimaadan Shir Deg Deg ah si loo wada-hadlo. War-saxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay hadaladka ka soo yeeray Aqalka Sare, Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi, Madaxweynaha Puntland iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War kasoo saartay Baaqii Guddiga Joogtada Aqalka Sare ee dalka ee ahaa in dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada isugu yimaadan Shir Deg Deg ah si loo wada-hadlo.

War-saxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay hadaladka ka soo yeeray Aqalka Sare, Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi, Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Jubbaland , iyo daneeyayaasha ee siyaasadda ee ku aadan wada hadal dhex mara dowladda  Federaalka iyo dowlad goboleedyada, si waafaqsan dastuurka Soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale Mareykanka ayaa Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ugu baaqay inay muujiyaan hogaan geesinimo leh iyagoo meel iska dhigaya kaladuwanaashaha si loogu heshiiyo hanaan Doorasho oo waqtigeeda ku dhacda.

“Madaxda DFS iyo M/Goboleedyada waa inay muujiyaan hogaan geesinimo leh iyagoo meel iska dhigaya kaladuwanaashaha si loogu heshiiyo qaab waqtigeedii ku haboon, loo dhan yahay oo hufan oo loogu talagalay doorashooyinka qaran; xallinta kala-qaybsanaanta siyaasadeed u midoobaan la dagaallanka Al-Shabaab in dib loo eego Qorshaha Kala-guurka Soomaaliya” ayaa lagu yiri Qoraalka Safaaradda Mareykanka.

Ugu dambeyn Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Mareykanka ay go’an inay taageerto dadka Soomaaliyeed oo ay ka go’an tahay inay horumariso hadafyadayada iyo himilooyin mustaqbalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts