HomeWararAkhriso:-Hirshabeelle oo War kasoo saartay Qoraalkii Aqalka Sare

Akhriso:-Hirshabeelle oo War kasoo saartay Qoraalkii Aqalka Sare

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa War kasoo saaray Qoraalkii kasoo baxay Guddiga Joogtada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka, kaasi oo dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada loogu baaqay in Shir Deg Deg isugu yimaadan si looga hadlo Arrimo muhiim ah. War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu soo dhaweeyay Baaqii Golaha Aqalka Sare […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa War kasoo saaray Qoraalkii kasoo baxay Guddiga Joogtada Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka, kaasi oo dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada loogu baaqay in Shir Deg Deg isugu yimaadan si looga hadlo Arrimo muhiim ah.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu soo dhaweeyay Baaqii Golaha Aqalka Sare ee ahaa in dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ka wada hadlaan hanaanka Doorashada dalka iyo sidii loo dhameeyn lahaa Khilaafyada siyaasadeed ee dhinacyada.

- Advertisement -

Hirshabeelle ayaa kusii baaqday in Shir Deg deg ah la isku yimaado, iyagoona tilmaamtay in wada-hadal oo kaliya lagu dhameeyn karo wax kasto oo jira, isla markaana muhiim ay tahay in la wada-hadlo.

Ugu dambeyn Qoraalka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu sheegay in Maamulka uu diyaar u yahay inuu ka qeyb qaato shuruud la’aan kulan kasta oo lagu xalinayo masiirka dalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Hirshabeelle.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts