HomeWararDil ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo faah faahin kasoo baxeysa

Dil ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo faah faahin kasoo baxeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa ay ku dileen gudaha Magaalada Baydhabo. Dad ku sugan Baydhabo ayaa ku warramay in dilka loo geystay Sarkaalka uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Baydhabo, iyadoo ay toogteen rag dhalinyaro ah oo watay Bastoolado, isagoon  u geeriyooday rasaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ayaa Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa ay ku dileen gudaha Magaalada Baydhabo.

Dad ku sugan Baydhabo ayaa ku warramay in dilka loo geystay Sarkaalka uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Baydhabo, iyadoo ay toogteen rag dhalinyaro ah oo watay Bastoolado, isagoon  u geeriyooday rasaas looga dhuftay qeybaha sare ee Jirka.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in rag hubeysan ee dilay Saraalka ay goobta ka baxsadeen, waxaana goobta daqiiqado kadib tegay Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Maamulka, iyagoo halkaas ka qaaday Meydka Marxuumka.

War qoraal ah oo lagu daabacay baraha Internet-ka Al-shabaab ayaa waxaa ku sheegteen Mas’uuliyada dilka ka dhacay Magaalada Baydhabo, iyagoo tilmaamay inay dileen Saraal lagu magacaabi jiray Aadan Booroow kana tirsanaa Ciidanka Koonfur Galbeed.

Sidoo kale Shabaab ayaa sheegay in ragii falka fuliyay ay horey usii qaateen qori AK47 ah oo uu watay sarkaalka xiligii la dilayay, welina ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Koonfur Galbeed oo ay  uga hadlayaan dilkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts