HomeWararJubbaland oo cadeeysay Mowqifkeeda Guddi uu dalbay Xafiiska Farmaajo

Jubbaland oo cadeeysay Mowqifkeeda Guddi uu dalbay Xafiiska Farmaajo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay baaqii kasoo baxay Guddiga Joogtada ee Golaha Aalka Sare ee ahaa in Dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka isugu yimaadan Shir Deg deg ah oo looga hadlayo hannaanka doorashada dalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Jubbaland ayaa waxaa lagu Bogaadiyay Go’aankii Guddiga Joogtada Aqalka Sare isugu yeereen DFS iyo dowlad Goboleedyada, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay baaqii kasoo baxay Guddiga Joogtada ee Golaha Aalka Sare ee ahaa in Dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada dalka isugu yimaadan Shir Deg deg ah oo looga hadlayo hannaanka doorashada dalka.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Jubbaland ayaa waxaa lagu Bogaadiyay Go’aankii Guddiga Joogtada Aqalka Sare isugu yeereen DFS iyo dowlad Goboleedyada, iyadoona xustahay inay aqbashay Guddigii uu dalbay Xafiiska Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Jubbaland ayaa waxaa lagu bogaadiyay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ee ahaa in muhiim ay tahay in dalka ay ka dhacdo Doorasho nabad ah oo la wada ogol yahay, isla markaana waqtigeeda ku dhacda.

Jubbaland ayaa dhamaan Maamulada dalka ka jira, hay’adaha kala duwan, xisbiyada Siyaasadeed iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in laga wada qeyb qaato xasiloonida iyo midnimadda dalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Jubbaland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts