HomeWararAkhriso:-Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendaha Kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco waxaa lagu wadaa in kulankii ugu horreeyay ee Kal-fadhiga 7aad ee Golaha ku yeeshaan Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu yahay Sharciga Axzaabta oo Kamid ah Sharciyadda uga Ahmiyadda badan sida uu shalay Warbaahinta u sheegay habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Nuux. Xildhibaanada Golaha Shacabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco waxaa lagu wadaa in kulankii ugu horreeyay ee Kal-fadhiga 7aad ee Golaha ku yeeshaan Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu yahay Sharciga Axzaabta oo Kamid ah Sharciyadda uga Ahmiyadda badan sida uu shalay Warbaahinta u sheegay habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Nuux.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa xalay loo diray fariimo ku aadan in Maanta uu kulan jiro, isla markaana laga doonayo inay kasoo qeyb galaan kulanka ugu horreeya ee Kal-fadhiga 7aad  ee uu dhawaan furay Madaxweyne Farmaajo.

Xarunta Villa Hargeysa ayaa haatan waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan sidii uu u furmi lahaa kulankaas, waxaana Xarunta kusii qul qulaya Xildhibaanada, si ay uga qeyb galaan.

Guddiga Joogtada Golaha ayaa kulankii shalay ay ku yeesheen Muqdisho ayaa waxaa ay ku dejiyeen Ajendayaasha Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka, iyadoona ay Golaha horyaallan shaqooyin farabadan oo laga doonayo inay qabtaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts