HomeWararPuntland oo Eedeyn Culus u jeedisay Dowladda Federaalka fariina dirtay

Puntland oo Eedeyn Culus u jeedisay Dowladda Federaalka fariina dirtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa War kasoo saartay Arrimaha Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan dhamaadka sanadkaan 2020/2021 iyo xaaladda guud ee dalka. War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa marka hore lagu sheegay in Dowladda Federaalka aysan kasoo Jawaabin shir wadatashi ah oo kal horey isugu yeertay Dowladda iyo Maamul Goboleedyada, kaasi oo weli goloshiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa War kasoo saartay Arrimaha Doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan dhamaadka sanadkaan 2020/2021 iyo xaaladda guud ee dalka.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyadda Puntland ayaa marka hore lagu sheegay in Dowladda Federaalka aysan kasoo Jawaabin shir wadatashi ah oo kal horey isugu yeertay Dowladda iyo Maamul Goboleedyada, kaasi oo weli goloshiisa taallo Garoowe.

- Advertisement -

Puntland ayaa dowladda Federaalka ku eedeeysay inay si ula kac ah u marain habaabineyso hanaanka qabsoomida Doorasho ka dhacda dalka Soomaaliya, isla markaana ay wado dano gaar ah oo lagu doonayo in Doorashada waqtigeeda aysan ku dhicin.

Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxda dowladda Federaalka ay dalka ka wadaan qas siyaasadeed iyo mid amni, isla markaana ay dhaqaalo u adeegsanayaan kicinta shacabka, waa sida hadalka loo dhigay.

Maamulka Puntlan ayaa soo dhaweeyay Qoraalkii Aqalka sare ee dalka ee Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada loogu baaqay inay isugu yimaadan Shir Deg deg ah, waxaana Puntland ay ku baaqday in shirkaas la qabto ugu dambeyn 20-ka bishan June, aysana ka qeyb geli doonin shir qorsheysan oo la qabto kaddib kulanka 27 bishan June.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Puntland.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts