HomeWararWeerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Kismaayo

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed oo xalay fiidkii hore ee ka dhacay Suuq ku yaalla Bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose . Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in Bam Gacmeedkaas lagu tuuray Suuqa Golole ayna xiligaas ku sugnaayeen dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay weerar loo adeegsaday Bam Gacmeed oo xalay fiidkii hore ee ka dhacay Suuq ku yaalla Bartamaha Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose .

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in Bam Gacmeedkaas lagu tuuray Suuqa Golole ayna xiligaas ku sugnaayeen dad shacab ah, isla markaana dadka uu soo gaaray Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Hal qof ayaa ku geeriyooday halkaas, halka 10 qof kalena ay soo saareen dhaawacyo kala duwan, kuwaasi oo isugu jiray dad Ganacsato ah iyo dad kale, waxaana durbo la geeyay Isbitaalka weyn ee Kismaayo , iyagoo haatan xaaladood Caafimaad la dabiibayo.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in xiliga weerarkaas uu ka dhacayay Suuqa Golole ay ka Agdhawaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Maamulka Jubbaland, iyagoo Jugta Bambada kadib furay rasaas farabadan oo aan la ogeyn Khasaaraha ka dhashay.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Maamulka Jubbaland oo ay uga hadlayaan weerarkaas geystay Khasaaraha eek a dhacay Magaalada Kismaayo, iyadoo ay xusid mudan tahay in dadkii fuliyay weerarkaas goobta ay ka baxsadeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts