HomeWararGuddiga Joogtada Golaha Shacabka oo Maanta Go’aan gaaray

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo Maanta Go’aan gaaray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Villa Hargeysa ayaa Manata waxaa kulan ku yeeshay Guddiga Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa ka qeyb galay dhammaan xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha. Inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Villa Hargeysa ayaa Manata waxaa kulan ku yeeshay Guddiga Guddiga Joogtada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka ayaa waxaa Shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, isla markaana waxaa ka qeyb galay dhammaan xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Golaha.

- Advertisement -

Inta uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay ugu weynta dejinta Ajendayaasha Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka oo uu si rasmi ah 6-dii Bshaan u furay Madaxweyne Farmaajo.

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa kulankooda kadib soo saaray Go’aan ah in Maalinta berri oo Taariikhdu ku beegan tahay 10-ka Bishaan Juun 2020 uu Golaha yeelan doono kulankoodii uga Horeeyey ee Kal-fadhiga 7aad ee Golaha Shacabka.

Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu yahay Sharciga Axzaabta oo Kamid ah Sharciyadda uga Ahmiyadda badan sida uu Warbaahinta u sheegay habdhowraha Golaha Shacabka Xildhibaan Nuux.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts