HomeWararHowlgal Ayaxa lagula dagaalamayo oo weli ka socda Puntland

Howlgal Ayaxa lagula dagaalamayo oo weli ka socda Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wafti uu hogaaminayo Wasiiru-dawlaha wasaaradda Deegaanka ahna siihayaha Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada Puntland, Cabdirashiid Cali Geelle  ayaa Maanta kormeer ku sameeyay howlgalka xakamaynta iyo la dagaalanka Ayaxa oo welin ka socda deegaanada Puntland. Wafdigaan ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga ku howlan arrinta la dagaalanka Ayaxa, iyagoo sidoo kale u koor galay sida ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafti uu hogaaminayo Wasiiru-dawlaha wasaaradda Deegaanka ahna siihayaha Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka cimilada Puntland, Cabdirashiid Cali Geelle  ayaa Maanta kormeer ku sameeyay howlgalka xakamaynta iyo la dagaalanka Ayaxa oo welin ka socda deegaanada Puntland.

Wafdigaan ayaa warbixin ka dhageystay Guddiga ku howlan arrinta la dagaalanka Ayaxa, iyagoo sidoo kale u koor galay sida ay u socoto shaqada Ayaxa iyo doorka bulshada ee la tacaalida xakamaynta.

- Advertisement -

Deegaanada Puntland ayaa waxaa siwayn uga soconaya dadaal xoogan oo ay Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo isbedelka cimilada DPL ku xakamaynayso Ayaxa oo ku dul degay dhul*daaqsimeedka iyo dhulka beeraha leh.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa la-dagaalanka Ayaxa u adeegsaneysa diyaaradaha nooca qumaatiga u kaca ee loo yaqaano helicopter-ka iyo gaadiid lagu rakibay Sunta lagula dagaalamo Ayaxa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts