HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo war kasoo saraay dhismaha Dekadda Hobyo

Madaxweynaha Galmudug oo war kasoo saraay dhismaha Dekadda Hobyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxeynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa kka hadlay dhismaha Dekadda magaalada Hobyo iyo faa’iidada ay u leedaha degaanada maamulka Galmudug. Isaga oo ka hadlayay ayuu sheegay in ay u qalab qaateen dhismaheeda isla markaana isku tashi lagu dhisi doono iyada oo aaneyn jirin cid ay wax ka sugayaan isaga oo hadalkiisa kusii daray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxeynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa kka hadlay dhismaha Dekadda magaalada Hobyo iyo faa’iidada ay u leedaha degaanada maamulka Galmudug.

Isaga oo ka hadlayay ayuu sheegay in ay u qalab qaateen dhismaheeda isla markaana isku tashi lagu dhisi doono iyada oo aaneyn jirin cid ay wax ka sugayaan isaga oo hadalkiisa kusii daray in aysan diideyn cid kasta oo ka caawinaysa hase’ahaate aysan u fadhinayn sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in ay isku filanyihiin dadka reer Galmdug isla markaan ay yihiin dadka ugu hantida badan isla markaana midnimo iyo wadajir ay heystaan oo ay ka howlgelayaan dhismaha Dekadda magaalada Hobyo.

Dhinaca kalana waxa uu shegay in uu sii soconayo qorshaha hubka looga aruurinayo beelaha dega Galmudug oo uu sheegay in Nabad lagu dhalinayo loonasoo jeesanayo dhinaca horumarka  Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts