HomeWararDowladda Somalia oo habraac cusub u dejisay dadka ka duulaya garoomada dalka

Dowladda Somalia oo habraac cusub u dejisay dadka ka duulaya garoomada dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in horaanta Todobaadkaan dib loo fasaxayo duulimaadyada diyaaradaha ee dalka hase’ahaate waxa ay soo bandhigtay dowladdu habraac qeexaya hanaanka duulitaanka rakaabka. Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda fedraalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo ka hadlayay qorsha dowladdu u dejisay rakaabka ka duulaya Garoomada dalka waxa uu tilmaamay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in horaanta Todobaadkaan dib loo fasaxayo duulimaadyada diyaaradaha ee dalka hase’ahaate waxa ay soo bandhigtay dowladdu habraac qeexaya hanaanka duulitaanka rakaabka.

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda fedraalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad Oomaar oo ka hadlayay qorsha dowladdu u dejisay rakaabka ka duulaya Garoomada dalka waxa uu tilmaamay in la diyaariyay Jaakado iyo agab kale oo looga hor tegayo xanuunka Corona.

- Advertisement -

Dhinaca kalana waxa uu sheegay in looga baahanyahay dadku ay qaataan masuuliyad dheeraad ah maadaama Soomaaliya ay ka mid noqonayso dalalkii ugu horeeyay ee dib u fasaxa duulimaadyada iyada oo weli dunidu kala xirantahay.

Duulimaadyada gudaha iyo kuwa Caalamiga ayaa horay hakad loo geliyay sababo la xiriira ka hortaga Cudurka covid 19 oo sameyn weyn ku yeeshay caalamka,waxaana dowladda Soomaaliya ay tilmaantay in horaanta dodobaadkaan la fasaxayo duimaadyada in kasta oo aysan shaacin xilliga sida rasmiga ah ay u bilaabanayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts