HomeWararDagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Balcad

Dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Balcad

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe iyada oo lasoo sheegayo in uu khasaaro ka dhashay. Dagaalka ayaa yimid sida wararku ay sheegayaan kadib markii Alshabaab ay weerar kusoo qaadeen fariisin ciidamada Milatariga Soomaaliya ay halkaasi ku leeyihin halkaas oo uu […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo aroornimadii hore ee saakay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe iyada oo lasoo sheegayo in uu khasaaro ka dhashay.

Dagaalka ayaa yimid sida wararku ay sheegayaan kadib markii Alshabaab ay weerar kusoo qaadeen fariisin ciidamada Milatariga Soomaaliya ay halkaasi ku leeyihin halkaas oo uu ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa dalsan waxa ay u shegeen in Alshabaab ay ka yimadeen dhinaca wadada aadda degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha hoose mudda saadac ahna uu dagaalku socday.

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay in a howlgal ka wadaan goobtii uu dagaalku ka dhacay,ilaa iyo haatana ma jirto cid xaqiijin karta khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories