HomeWararDadka lagu arkay calaamadaha Corona ee deegaanada Gobolka Gedo oo sii kordhaya

Dadka lagu arkay calaamadaha Corona ee deegaanada Gobolka Gedo oo sii kordhaya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa lagusoo waramayaa in dad badan oo sheeganaya calamadaha cudurka Corona lagu arkay deegaanada gobolka Gedo iyada oo dadkuna ay sheegeen in aysan heysan goobo ay isku baaraan. Qaar ka mid ah dadka ku nol deegaano hoos taga degmada Buurdhubo ee gobolka Gedo oo la hadlay Idacada dalsan ayaa sheegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa waxaa lagusoo waramayaa in dad badan oo sheeganaya calamadaha cudurka Corona lagu arkay deegaanada gobolka Gedo iyada oo dadkuna ay sheegeen in aysan heysan goobo ay isku baaraan.

Qaar ka mid ah dadka ku nol deegaano hoos taga degmada Buurdhubo ee gobolka Gedo oo la hadlay Idacada dalsan ayaa sheegay in ay arkeen dad badan oo sheganaya caalamadaha lagu yaqaan xanuun covid 19.

- Advertisement -

Korneyl Aadan Axmed Xirsi Rufle oo la tirsan saraakiisha ciidamada dowladda ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo calamadaha lagu arkay kuna nool deegaano hoos taga degmada Buurdhuubo dowladduna ay gargaar gaarsiisay deegaanada qaar.

Dowlada Soomaaliya ayaa dhowr jeer gar gaar caafimaad waxa ay gaarsiisay deegaano ka tirsan gobolka Gedo waxaase muuqata in dad badan ay sheeganayaan wax u eg caalamadaha Cudurka Coronavirus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts