HomeWararJanaraal Xaftar oo laga qabsaday garoonka diyaaradaha Tripoli

Janaraal Xaftar oo laga qabsaday garoonka diyaaradaha Tripoli

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka ka imaanaya dalka Liibiya waxay sheegayaan in dagaalyahano taabacsan dowladda ay Qaramada Midoobey taageerto ee Liibiya inay dib u qabsadeen garoonka diyaaradaha, waxaana halkaas laga saaray ciidammada Janaraal Khaliifa Xaftar oo horey halkaas gacanta ugu hayay. Waxaa in muddo ah hakad galay howlaha garoonkan balse dadka falaanqeeya siyaasadda waxay sheegayaan in arrintani ay tahay […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya dalka Liibiya waxay sheegayaan in dagaalyahano taabacsan dowladda ay Qaramada Midoobey taageerto ee Liibiya inay dib u qabsadeen garoonka diyaaradaha, waxaana halkaas laga saaray ciidammada Janaraal Khaliifa Xaftar oo horey halkaas gacanta ugu hayay.

Waxaa in muddo ah hakad galay howlaha garoonkan balse dadka falaanqeeya siyaasadda waxay sheegayaan in arrintani ay tahay guul wey oo usoo hoyatay dowladda.

- Advertisement -

Waxay arrintani imaaneysa xilli ay socdaan dadaallo diblumaasiyadeed oo lagu xallinayo colaadda Liibiya, hogaamiyeyaasha ka tirsan labada dhinac waxay u safrayaan dalalka dibadda si ay ugu qeybgalaan wadahadallada.

Saraakiil sare oo ka tirsan dowladda waxay ku sugan yihiin Ruushka, Sidoo kale waxaa jiraa warar sheegayo in Xaftar uu u safray dhinaca Masar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories