HomeWararSomaliland oo shaacisay Kiisas cusub oo la xiriira Covid 19

Somaliland oo shaacisay Kiisas cusub oo la xiriira Covid 19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

  Wasaaradda Caafimaadka mamulka Soomaaliland ayaa maanta oo Arbaca ah waxa ay shaacisay xanuunka Corona oo dad hor leh laga helay. Baadhitaanka 24-kii saacadood ee u dambeeyey la sameeyey ayaa gaaraysa  80-ruux Wasaaraddu waxa ay sheegtay in Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somaliloander . Bukaanadan 10 qof waa rag, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Wasaaradda Caafimaadka mamulka Soomaaliland ayaa maanta oo Arbaca ah waxa ay shaacisay xanuunka Corona oo dad hor leh laga helay.

- Advertisement -

Baadhitaanka 24-kii saacadood ee u dambeeyey la sameeyey ayaa gaaraysa  80-ruux

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somaliloander . Bukaanadan 10 qof waa rag, 8 qofna waa dumar

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

- Advertisement -

(1jir ilaa 9jir = 1 qof)
(10jir ilaa 19jir = 1 qof)
(20jir ilaa 29jir = 6 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(40jir ilaa 49jir = 2 qof)
(50jir ilaa 59jir = 2 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
(70jir ilaa 79jir = 1 qof)
(80jir ilaa 89jir = 1 qof)

Bukaanadan waxa ay kala  joogaan Hargeysa 13 qof iyo Borama oo ah 5 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Afar iyo konton (54)

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts