HomeWararGuddonka Baarlamaanka Puntland oo lagu amaanay hal arrin

Guddonka Baarlamaanka Puntland oo lagu amaanay hal arrin

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad gobaleedja  Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa kulan la qaatay Daladda ay ku midaysanyihiin Ururada Bulshada Rayidka ah ee PUNSAA Ururada Bulshada rayidka ee PUNSAA ayaa Guddoonka Golaha Wakiillada maamulka Puntland uga mahad-celiyey soo af-jaridda kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad gobaleedja  Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril oo uu wehliyo Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada DPL Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa kulan la qaatay Daladda ay ku midaysanyihiin Ururada Bulshada Rayidka ah ee PUNSAA

Ururada Bulshada rayidka ee PUNSAA ayaa Guddoonka Golaha Wakiillada maamulka Puntland uga mahad-celiyey soo af-jaridda kala aragti duwanaanta maamul iyo shaqo ee u dhexeysay Madaxweynaha & Madaxweyne ku xigeenka Dawlad gobaleedja Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale, Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland & Daladda ay ku midaysan yihiin Ururada Bulshada rayidka Puntland ee PUNSAA ayaa ka wada-hadlay xoojinta wada-shaqeynta Golaha Wakiillada DGPL & Ururada Bulshada rayidka ah.

Guddoonka Golaha Wakiillada Puntland ayaa uga mahadceliyey booqashada ay xarunta Golaha ku yimaadeen Ururada Bulshada Rayidka ah, waxayna balanqaadeen inay markasta soo dhaweynayaan talooyinkooda ku aadan maslaxadda dalka & dadka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts