HomeWararCiidamada amniga oo Qarxiyay Miino lagu aasay waddo ku taalla Muqdisho

Ciidamada amniga oo Qarxiyay Miino lagu aasay waddo ku taalla Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Amniga ee dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa maanta qarxiyay Miino lagu aasay nawaaxiga beerta Qaadka ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka ciidanka boliiska Soomaaliya dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay idacada dalsan ayaa sheegay in ay ku howlgaleen xogo muhiim oo ay u soo gudbiyeen shacabku isla markaana ay miinadaas qarxiyeen iyada oo aan cidna wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Amniga ee dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa maanta qarxiyay Miino lagu aasay nawaaxiga beerta Qaadka ee magaalada Muqdisho.

Afhayeenka ciidanka boliiska Soomaaliya dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay idacada dalsan ayaa sheegay in ay ku howlgaleen xogo muhiim oo ay u soo gudbiyeen shacabku isla markaana ay miinadaas qarxiyeen iyada oo aan cidna wax ku noqon.

- Advertisement -

Intii uu socday howlgalka Miinadaas lagu qarxinahay ayaa waxaa hakad galay Isku socodka gaadiidka iyo dadka,iyada oo goobaha ganacsi ee ka agdhow dadkii lahaa ay iskaga fogaadeen.

Dhinaca kalana Afhayeenka ciidanka boliiska ayaa sheegay in ay soo afjari doonaan Miinooyinka Alshabaab ay ku aasaan waddooyinka ee inta badan khasaaraha geysta.

Maalin ka hor ayay aheyd markii Miino ay la kacday gaari Caasi ah oo ay saarnaayeen dad shacab ah isla matkaana ay dad badani ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen dadkaas oo dhammantood ahaa hal qoys.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts