HomeWararSomaliland oo deeq gaarsiisay qoysas uu saameeyay Covid 19

Somaliland oo deeq gaarsiisay qoysas uu saameeyay Covid 19

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Masuuliyiin ka tirsan Soomaaliland ayaa maanta deeq gar gaar ah gaarsiisay qoysas dan yar ah oo saameyn uu ku yeeshay xanuunka Coronavirus. Wasiirka Wasarada Horumarinta Caafimadka oo wakiil uga ah gudida heer qaran ee covid 19 ayaa manta deeq raashin ah oo 6000 qoys ah gaadhsiiyay G.Togdheer wasirka ayaa raashinka loogu talo galay dadka dan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan Soomaaliland ayaa maanta deeq gar gaar ah gaarsiisay qoysas dan yar ah oo saameyn uu ku yeeshay xanuunka Coronavirus.

Wasiirka Wasarada Horumarinta Caafimadka oo wakiil uga ah gudida heer qaran ee covid 19 ayaa manta deeq raashin ah oo 6000 qoys ah gaadhsiiyay G.Togdheer wasirka ayaa raashinka loogu talo galay dadka dan yarta ah ku wareejiyay masuuliyinta gobolka si ay u gaadhsiiyan dadkii loogu tala galay.

- Advertisement -

wasiirka ayaa sidoo kale soo gaadhsiiyay deeq daawoyinka G.Togdheer daawoyinka ayaa wax wayn ka tari doona xakamaynta iyo la dagaalanka xanuunka covid 19 oo mudooyinkii u dambeeyay si wayn ugu fidayay gobolada iyo dagmooyinka dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts