HomeWararDowladda oo soo Bandhigtay qorshe ku aadan dabaal-dega Ciidul fidriga

Dowladda oo soo Bandhigtay qorshe ku aadan dabaal-dega Ciidul fidriga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta Cudurka Coronavirus oo kiisas farabadan laga helay gudaha dalka. Inta uu socday kulanka Guddiga Qaran ee COVID-19 ayaa waxaa looga hadlay sidii looga hortegi lahaa faafitaanka Cudurka oo sameeyn ballaaran yeeshay, isla markaana ay dad badan u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta Cudurka Coronavirus oo kiisas farabadan laga helay gudaha dalka.

Inta uu socday kulanka Guddiga Qaran ee COVID-19 ayaa waxaa looga hadlay sidii looga hortegi lahaa faafitaanka Cudurka oo sameeyn ballaaran yeeshay, isla markaana ay dad badan u geeriyoodeen.

- Advertisement -

Kulankaas oo ahaa mid Mareegta Internet-ka ah ayaa waxaa ka qeyb ahaa dhamaan xubnaha Guddiga qaran ee ka hortega Cudurka iyo xubno kale.

Sidoo kale kulanka ayaa lagu soo bandhigay qorshe ay bulshadu maalmaha ciidda ugu damaashaadi karaan faxadda ,iyada oo la joogteynayo tallaabooyinka lagu xakameynayo faafitaanka Feyruska Karoona sida kala fogaanshaha iyo dhammaan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah ka hor tagga safma.

Munaasabadda Ciidul fidriga ayaa waxaa ka harsan maalmo kooban, waxaana lagu jiraa maalmihii ugu dambeeyay ee Bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo Ciidan ay ku soo aadeyso xili aduunka oo dhan uu sameeyay Cudurka halista ee Coronavirus.

- Advertisement -

Dhinaca kale 1,455 xaaladood oo COVID-19 ah ayaa guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay, 163 ayaa guud ahaan ka bogsootay, Geeridu waxay mareysaa 57.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts